(Waxaa idiinku khayr badan kan Qur'aanka bartay ee bara quraanka)

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Cusmaan Allaha ka raali ahaade wuxuu Nabiga scw ka wariyey inuu yiri: (Waxaa idiinku khayr badan kan Qur'aanka bartay ee bara quraanka).
Xadiis Saxiix ah. - Waxa wariyay Albukhaari.

Sharaxaad

Nabigu scw wuxuu sheegay in qofka muslimiinta ugu fadliga badan uguna darajada sareeya Ilaahay agtiisa uu yahay qofka Qur'aanka bartay, akhrintiisa, xafiday, tartiilkiisa iyo tafsiirkiisa, oo qayrki baray wuxuu ka yaqaan culuunta quraanka kuna camal fala quraanka.

Benefits from the Hadith

  1. waa cadayn sharafta Qur'aanka iyo inuu yahay hadal kan ugu khayr badan, waayo waa hadalkii Ilaahay.
  2. Kuwa wax bartay waxaa ugu khayr badan kuwa qayrkood sii bara, kan naftiisa ku gaabsada maaha.
  3. Barashda Qur'aanka iyo baridiisu waxaa ka mida akhrintiisa, macnihiisa, iyo axkaantiisa.

Categories

Successfully sent!