toban aayadood, mana ay qaadan jirin tabanka kale ilaa ay bartaan waxa ku jira ee cilmi iyo camalba ah

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Abii Cabdiraxmaan Asulami Allaha u naxariiste waxaa laga wariyey inuu yiri: Wuxuu noo sheegay mid noo akhrin jiray oo asxaabta Nabiga scw, ka mid ahaa, asxaabtu waxay Rasuulka scw ka akhrisan jireen toban aayadood, mana ay qaadan jirin tabanka kale ilaa ay bartaan waxa ku jira ee cilmi iyo camalba ah, waxay yiraahdn: waan baranney cilmigii iyo camalkiiba.
Xadiis Xasan ah. - Waxa wariyay Axmed.

Sharaxaad

Asxaabtu Allaha ka raali ahaade waxay Rasuulka scw ka qaadan jireen toban aayadood oo Quraanka ah, wax kale ma ay qaadan jirin ilaa ay bartaan waxa ku jira tobankaa ee cilmi ah kuna camal falaan, markaasay cilmigii iyo camalkiiba isla heleen.`

Benefits from the Hadith

  1. Fadliga ay leeyihiin asxaabtu Allaha ka raali noqde iyo dadaalka ay ku bixiyeen barashada Qur'aanka.
  2. Qur'aanka barashadiisu waa in loo barto cilmi ahaan laguna camal falo waxa ku yaal, ee ma aha akhrintiisa iyo xifdigiisa oo keliya.
  3. Cilmig barashadiisa ayaa ka horaysa wax sheegida iyo camal falka.

Categories

Successfully sent!