Nabigu scw wuxuu dhihi jiray labada sujuudood dhexdooda:"Rabiyow ii dambi dhaaf, Rabigayow ii dambi dhaaf

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Xudayfa Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey: Nabigu scw wuxuu dhihi jiray labada sujuudood dhexdooda:"Rabiyow ii dambi dhaaf, Rabigayow ii dambi dhaaf ".
Sahih/Authentic. - Abu Dawood

Sharaxaad

Nabigu scw wuxuu dhihi jiray markuu fariisto labada sujuudood dhexdooda: Rabiyow ii dambi dhaaf, Rabiyow ii dambi dhaaf" wuuna ku cel-celin jiray. Macnaha ii dambi dhaaf waa: baryada adoonku uu kaga baryayo Rabigii inuu ka masaxo oo ka dhaafo dambiyadiisa, ceebihiisana asturo.

Benefits from the Hadith

  1. Waa sharci in la akhristo ducadan labada sujuudood dhexdooda, salaadaha faralka ah iyo kuwa sunahaba.
  2. Waa suno in lagu celceliyo: Rabiyow ii dambi dhaaf, inta waajibka ahina waa hal mar.

Categories

Successfully sent!