Nabigu scw wuxuu waysadiisa dhaqay xubnaha labo labo mar

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Cabdullaahi Binu Zayd Allaha ka raali ahaade: Nabigu scw wuxuu waysadiisa dhaqay xubnaha labo labo mar.
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari

Sharaxaad

Nabigu scw wuxuu ahaa xiliyadiisa qaar haduu wayso qaadanayo xubnaha waysada wuxuu dhaqi jiray labo mar, wuxuu dhaqi jiray wajiga-oo uu ku jiro luqluqushada iyo san daarsigu, gacmaha iyo lugaha labo mar.

Benefits from the Hadith

  1. Waajibka dhaqida xubnaha waysada waa hal mar, wixii ka badani waa suno.
  2. Waa Sharci in waysada la dhaqo xubnaha labo labo mar waqtiyada qaarkood.
  3. Waa sharci in madaxa la masaxo hal mar.

Categories

Successfully sent!