islaamtay

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Xakiim Binu Xisaam Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yidhi: Waxaan idhi: Rasuulka Alloow, iiga warran waxyaabo aan ku cibaadeysan jirey waagii jaahiliga, sida: Sadaqada, xoraynta adoomada, iyo xiriirinta qaraabada ee ajar ma ka helayaa? Nabigu naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaate wuxuu yiri: wixii khayr ahaa ee aad horay u samaysay ayaad ku islaamtay.
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari and Muslim

Sharaxaad

Nabigu naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaate wuxuu cadeeyey hadii gaalku islaamo in laga ajar siinaayo camalkiisii wanaagsanaa ee waqtigii jaahiliga ee islaamka ka hor uu sameeyey, sida sadaqada, xoraynta adoomada iyo xiriirinta qaraabada.

Benefits from the Hadith

  1. Gaalku xasanaadka uu aduunka ku sameeyey aakhiro laga ajar siin maayo haduu gaalnimodiisa ku dhinto.

Categories

Successfully sent!