Ilaahay baa dhulka qabanaaya, samooyinkana midigtiisuu ku laa-laabayaa, ka dibna wuxuu dhahayaa: Anaa boqora ee aaway boqorradii dhulku

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Abii Hurayra -Allaha ka raali ahaadee- wuxuu yiri: waxaan ka maqlay Rasuulka Ilaahay -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- isagoo dhahaya: Ilaahay baa dhulka qabanaaya, samooyinkana midigtiisuu ku laa-laabayaa, ka dibna wuxuu dhahayaa: Anaa boqora ee aaway boqorradii dhulku."
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari and Muslim

Sharaxaad

Nabigu-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- wuxuu sheegay inuu Ilaahay maalinta qiyaamah dhulka qaban doono iskuna ururin doono, samadana midigtiisa ku laa-laabi doono, samo walbana mid kale ku laabi doono, oo uu baabi'in doono, wuxuuna dhihidoonaa: Anaa boqora ee aawey boqoradii dhulku?!

Benefits from the Hadith

  1. Waxaa la xasuusinayaa dadka in boqornimada Ilaahay inay baaqi ahaandoonto, boqornimada makhluuquna ay dhamaanayso.
  2. Waynida Ilaahay iyo waynida awoodiisa iyo saldanadisa iyo kaamilnimada Boqortooyadiisa.

Categories

Successfully sent!