Rasuulka Ilaahay scw wuxuu kan dadka ugu akhlaaq fiican

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Anas Binu Maalik Allaha ka raali noqde waxa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay scw wuxuu kan dadka ugu akhlaaq fiican.
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari and Muslim

Sharaxaad

Rasuulka Ilaahay scw ayaa dadka ugu badnaa, isagaana ugu horeeyey dadka dhamaan xaga Akhlaaqda wanaagsan oo dhan, hadal wanaagga, gacan furnaanta, bashaash nimada, dhib la'aanta, u dul qaadashada dhibka dadka.

Benefits from the Hadith

  1. Kaamilnimada akhlaaqda Nabiga-naxariis iyo nabadi korkiiye- ayaa ku cad xadiiska.
  2. Nabigu -naxariis iyo nabadi korkiiye- wuxuu ahaa tusaale dhameys tiran xagga dhaqan iyo akhlaaq wanaagga.
  3. Waxaa lagu boorinayaa dadka inay kaga daydaan Nabiga-naxariis iyo nabadi korkiiye- akhlaaq wanaaga.

Categories

Successfully sent!