Waxaan la joognay Cumar, wuxuuna yiri: (waa naloo diiday kalifaada )

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Anas Allaha ka raali ahaade wuxuu yiri: Waxaan la joognay Cumar, wuxuuna yiri: (waa naloo diiday kalifaada ).
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari

Sharaxaad

Cumar Allaha ka raali ahaade wuxuu sheegay in Rasuulku scw u diiday dadka in la caadaysto wax dhib maahee aan dheef laheyn, hadal iyo ficil kuu doonaba ha ahaadee.

Benefits from the Hadith

  1. Waxaa ka mid ah isku cuslaynta la reebey: su'aalaha badan, isku kalifida waxaan cilmi loo laheyn, ama adkaynta wax Ilaahay fudaydiyey.
  2. Waxaa qofka muslimka ah la gudboon inuu naftiisa baro saamaxaada, wax fudaydinta iyo isku ad-adkeyn la'aanta hadalka iyo camalkaba, cuntadiisa, cabitaankiisa, iyo dhamaan arimihiisa kale.
  3. Diinta islaamku waa diin fudud.

Categories

Successfully sent!