(Ugama tegin gadaashayda fitno raga uga daran dumarka)

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Usaama Binu Zeyd Allaha ka raali ahaado isagiyo aabbihiibee, wuxuu ka wariyey Nabiga scw inuu yiri: (Ugama tegin gadaashayda fitno raga uga daran dumarka).
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari and Muslim

Sharaxaad

Nabigu scw wuxuu sheegay inuusan gadaashiisa uga tegin raga itaxaan iyo ibtilo uga daran dumarka, haday ehelkiisa tahay waxaa dhici kara inuu ku raaco wax ay sharciga ku khilaaftay, haday ajnabi ka tahayna inay is dhex galaan oo uu la khaali noqdo ayaa fasaad uga imaan karaa.

Benefits from the Hadith

  1. Qofka muslimka ah waxaa looga baahan yahay inuu ka digtoonaado fitnada haweenka, iyo inuu iska oodo meel kasta oo fitno dumar uga iman karto.
  2. Waxaa la gudboon mu'uminka inuu Illaahey ku gabbado oo isaga jeclaado si'uu uga nabad galo fitnooyinka adduunka.

Categories

Successfully sent!