Wuxuu Nabiga scw ka sheegey inuu jeclaa oo aanu diidijirin cadarka

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Anas Binu Maalik Allaha ka raali ahaade: Wuxuu Nabiga scw ka sheegey inuu jeclaa oo aanu diidijirin cadarka.
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari

Sharaxaad

Dhaqanka Nabiga scw waxaa ka ahaa in aanu diidi jirin cadarka oo aqbali jiray, waayo waa khafiif la qaadi karo oo udgoon.

Benefits from the Hadith

  1. Waa sune in la aqbalo siinta cadarka, waayo culaysna malaha gallad sheegashana malaha qaadashadiisu.
  2. Akhlaaq wanaaga kaamilka ah ee Nabiga scw waxaa ka mida inuusan diidin cadarka, oo uu aqbal hadiyada loo soo hadiyeeyo.
  3. Waxaa la is jeclaysiinayaa in cadarka la isticmaalo.

Categories

Successfully sent!