Qofka difaaca cirdiga iyo sharafta walaalki Ilaahay baa isna wajigiisa naarta ka difaaci maalinta qiyaamaha

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Abii Dardaa Allha ka raali ahaade wuxuu Nabiga scw ka wariyey inuu yiri: "Qofka difaaca cirdiga iyo sharafta walaalki Ilaahay baa isna wajigiisa naarta ka difaaci maalinta qiyaamaha."
Sahih/Authentic. - At-Tirmidhi

Sharaxaad

Nabigu scw wuxuu sheegay in qofka difaaca sharafta walaalkiisa muslimka ah markuu maqan yahay, isagoo u diidaya in lacaayo oo la xumeeyo, qofkaa wajigiisa Ilaahay waa ka Ilaaliyaa cadaabka maalinta aakhiro.

Benefits from the Hadith

  1. Waxaa la reebay in wax laga sheego cirdiga muslimiinta.
  2. Abaal marintu waa nooca camalku yahay, qofka cirdiga walaalkiisa muslimka ah difaaca isagana Ilaahay baa naarta ka celiya.
  3. Islaamku waa diin walaaltinimo oo faraysa muslimiintu inay xaqa isgu hiiliyaan.

Categories

Successfully sent!