xishoodku iimaankuu ka mid yahay

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Cabdullaahi Binu Cumar Allaha ka raali ahaado isaga iyo Aabbihiiye wuxuu yiri: Nabigu scw wuxuu maqlay nin ka waaninaaya walaalkii xishoodka, wuxuuna ku yiri: " "xishoodku iimaankuu ka mid yahay ".
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari and Muslim

Sharaxaad

Nabigu scw wuxuu maqlay nin walaalkii ku waaninaaya inuu ka tago xishoodka badan! wuxuuna u cadeeyey Nabigu inuu xishoodku iimaanka ka mid yahay, waxaan khayr ahayna ma keenayo. Xishoodkuna waa akhlaaqda ku bixinaysa qofka inuu wanaaga sameeyo oo xumaanta ka tago.

Benefits from the Hadith

  1. Wixii khayrka kuu diida laguma magacaabo xishood, balse waxaa lagu magacaabaa khajil, caajisnimo, daciifnimo iyo fulaynimo.
  2. Xishoodka Ilaahay casa wajala laga xishoodaa waa amarkiisa oo laqaato, iyo wixii uu reebay oo laga tago.
  3. Xishoodka dadka laga xishoodaana waa in la ixtiraamo, oo darajadooda la geeyo, iyo in laga fogaado wixii caado ahaan xumaynaya.

Categories

Successfully sent!