Qofka aan dadka u naxariisan isagana Ilaahay uma naxariisto

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Jariir Binu Cabdullaahi Allaha ka raali ahaade wuxuu yiri: Rasuulka Ilaahay scw wuxuu yiri: "Qofka aan dadka u naxariisan isagana Ilaahay uma naxariisto."
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari and Muslim

Sharaxaad

Nabigu scw wuxuu cadeeyey in qofka aan u naxariisan dadka in Ilaahay casa wajala isna aan u naxariisanayn, qofka oo u naxariista khalqiga waa asbaabta ugu wayn ee lagu gaaro naxariista Ilaahay.

Benefits from the Hadith

  1. Naxariista waa u baahan yihiin khalqiga oo dhan, waxaase dadka si gaara loogu xusay ahmiyad la siiyey awgeed.
  2. Ilaahay waa raxiim, adoomadiisa naxariistana wuu u naxariistaa, abaal marintu waa nooca camalka.
  3. Naxariista loo naxariisanayo dadka waxaa ka mida in khayrka la gaarsiiyo iyo in dhibka laga daayo oo lagula dhaqmo wanaag.

Categories

Successfully sent!