Magalayo janada qofka gooya qaraabada

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Jubeyr Binu Mudcim Allaha ka raali ahaade wuxuu ka maqlay Nabiga scw inuu yiri: "Magalayo janada qofka gooya qaraabada."
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari and Muslim

Sharaxaad

Nabigu scw wuxuu sheegay in qofka qaraabadiisa ka gooya waxa ay waajib ahaan ugu leeyihiin ee xuquuq ah, ama dhib iyo xumaan kula kaca, wuxuu mutaysanayo inuusan janada gelin.

Benefits from the Hadith

  1. Qaraaba gonytu waa dambi dambiyadaa waa wayn ka mid ah.
  2. Qaraabo xidhiidhintu waa kolba sida curfiga ah ee loo yaqaan, wayna kala duwan tahay sida ay u kala duwan yihiin dhulka, waqtiga iyo dadku.
  3. Qaraabo xidhiidhintu waa in la is booqdo, sadaqado la siiyo, in loo ixsaan falo , kan buka la booqdo, wanaaga la faro, xumaanta laga reebo, iyo wixii la mid ah.
  4. Mar kastoo qaraabo gooytu tahay dadka sokeyaha is ku ah dambigu waa ka sii adag yahay.

Categories

Successfully sent!