(Qofkastoo idinka mida Janadu waxay uga dhowdahay suunka kabtiisa, naartuna waa lamid)

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Ibnu Mascuud waxaa laga wariyey Allaha ka raali ahaade inuu yiri: Nabigu scw wuxuu yiri: (Qofkastoo idinka mida Janadu waxay uga dhowdahay suunka kabtiisa, naartuna waa lamid).
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari

Sharaxaad

Nabigu scw wuxuu sheegay in janada iyo naartuba u dhaw yihiin dadka sida kabaha lugta ku jira ee lagu socdo oo kale, waayo waxaa laga yaabaa in camal cibaado ah oo Ilahay jecel yahay ah la sameeyo oo janada lagu galo, ama la sameeyo macsi lagu galo naarta.

Benefits from the Hadith

  1. Waxaa la is jeclaysiinayaa khayrka haba yaraadee, waxa kaloo la iska cabsi galiayaa sharka haba yaraadee.
  2. Qofka muslimka ah waxaa lama huraan u ah noloshiisa inuu kulmiyo rajo iyo cabsi, Illaahayna waydiisto mar waliba inuu xaqa ku sugo si uu u nabad galo, uusana ugu kadsoomin xaalkiisa .

Categories

Successfully sent!