(Dikri waxaa u fadli badan: laa Ilaaha Ilaa Allah, ducuna waxaa u fadli badan: Alxamdu lilaah)

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Jaabir Ilaahay ha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: waxaan ka maqley Rasuulka Ilaahay scw isagoo dhahaya: (Dikri waxaa u fadli badan: laa Ilaaha Ilaa Allah, ducuna waxaa u fadli badan: Alxamdu lilaah).
Hasan/Sound. - Ibn Maajah

Sharaxaad

Nabigu scw wuxuu sheegay in dikriga ugu fadli badni yahay: laa ilaaha illallaah, oo macneheedu yahay: ma jiro Ilaah xaq lagu caabudo oo aan Allah ahayn, ducana waxaa ugu fadli badan Al xamdu lillaah, waana qirid kan nicmada bixiyaa inuu Ilaahay yahay, isagaa xaq u leh in lagu sifeeyo wanaag oo dhan.

Benefits from the Hadith

  1. Waxaa la isku boorinayaa in lagu badiyo dikriga Ilaahay erayga tawxiidka, ducadana erayga Alxamdulillah.

Categories

Successfully sent!