(qofkii ii balan qaada inta u dhaxaysa labadiisa qal iyo waxa u dhexeeya labadiisa lugood waxaan u balan qaadayaa janada)

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Sahal Binu Sacad Allaha ka raali ahaade wuxuu ka wariyey Rasuulka scw inuu yiri: (qofkii ii balan qaada inta u dhaxaysa labadiisa qal iyo waxa u dhexeeya labadiisa lugood waxaan u balan qaadayaa janada).
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari

Sharaxaad

Nabigu scw wuxuu sheegay labo arimood oo hadii qofka muslimku ilaaliyo uu janada ku galayo. Tan koowaad: carabka oo laga ilaaliyo inuu ku hadlo wax Ilaahay ka caraysiinaya. Tan labaad: waa Farjiga oo laga Ilaaliyo inuu ku dhoco macsi Waayo waxaa badan in labadaa xubnood lagu sameeyo macaasi.

Benefits from the Hadith

  1. Carabka iyo farjiga in Ilaaliyo waxay sabab u tahay galida janada.
  2. Waxaa si gaara loo sheegay carabka iyo farjiga, waayo labadoodu waa mimbaca ugu wayn ee dadka dhibku uga imaanayo adduun iyo aakhiraba.

Categories

Successfully sent!