Ma jiro guur wali la'aantii

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Abbii Muusa Allaha ka raali ahaae wuxuu Nabiga scw ka wariyey inuu dhahay: "Ma jiro guur wali la'aantii".
Sahih/Authentic. - Ibn Maajah

Sharaxaad

Nabigu scw wuxuu sheegay inay gabadha guurkeedu ansaxayn wali nikaaxiya la`aanti.

Benefits from the Hadith

  1. Waligu wuxuu shardi u yahay nikaaxu inuu ansaxo, haduu wali la`aan la nikaaxo ama gabadhu iyadu isu guuriso nikaasi ma ansaxaayo.
  2. Waligu waa ninka ugu dhow gabadha, uma guurinaayo wali ka fog iyadoo mid uga dhawaa joogo.
  3. Waliga waxaa u shardi ah: inuu yahay qof masuula oo nin ah, waa inuu yaqaan maslaxada nikaaxa, waa inay isaga iyo gabadhu isku diin yihiin, qofka aan sifooyinkaas laga helin wali uma noqonkaro nikaax.

Categories

Successfully sent!