Nabigu scw wuxuu oran jirey inta u dhaxaysa labada sujuudood: (Allahayow ii dambi dhaaf, iina naxariiso, oo icaafi ina hanuuni, oo i irsaaq)

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Ibnu Cabbaas Allah ka raali ahaado isagiyo aabbihiibee waxaa laga wariyey inuu yiri: Nabigu scw wuxuu oran jirey inta u dhaxaysa labada sujuudood: (Allahayow ii dambi dhaaf, iina naxariiso, oo icaafi ina hanuuni, oo i irsaaq).
Sahih/Authentic. - Ibn Maajah

Sharaxaad

Nabigu scw wuxuu ku ducaysan jiray inta u dhaxaysa labad sujuudood ducooyinkan shanta ah ee muslimku si wayn ugu baahan yahay iyado ay ku jirto khayrka aduunyada iyo kan aakhiraba, sida dambi dhaaf waydiisasho, dambi asturka iyo cafintiisa, raxmad balaaran, in laga caafimaado shubuhaatka, shahawaatka, cudurada iyo bugtaanta, iyo in Ilaahay la waydiisto ku hanuunida xaqa, iyo ku sug naashihiisa, iyo in Ilaahay ku arsaaqo iimaan, cilmi, camal saalixa, iyo maal xalaal ah oo wanaagsan.

Benefits from the Hadith

  1. Ducadaasi waa sharci in la akhriyo fadhiga labada sujuudood u dhexeeya.
  2. Ducooyinkani waa qaar aad u fadli badan waxa ku jira khayrka aduun iyo kan aakhiraba.

Categories

Successfully sent!