- Towxiidka iyo caqiidada in laga ilaaliyo waxa dhaawacaya.
- waa la xarimay in la isticmaalo tufida shirkiga ah, qardhaasta iyo madiidada.
- Dad ayaa citiqaadsan in saddexdaasi yihiin asbaab: waana shirki yar, waayo wax aan sabab ahayn ayuu sabaab ka dhigay, haduuse aamino inay naf ahaanteedu leedahay nafac iyo dhib taasi waa shirki wayn.
- Waxaa laga digayaa asbaabta shirkiga keenaya iyo kuwa xaaraanta ah.
- Tufida shirkiga ahi waa xaaraan waxayna ka mid tahay shirkiga inta sharciga ah maahee.
- Waxaa haboon in qalbigu ku xiran yahay Ilaahay kaligii, dhibka iyo dheeftuba isaga kaligi ayey ka yimaadaan, cibaadada cid la wadaagtaa majirto, khayrka cid aan isaga ahayni makeento, sharkana cid aan isaga ahayni ma ciliso.
- Tufida banaan waxay ka kooban tahay saddex shardi: 1- in qofku citiqaado inay sabab uun tahay oo Ilaahay idankii uun wax ku tartayso 2- waa inay tahay Qur'aan, magacyada Ilaahay, sifaadkiisa, ducooyinkii Nabiga iyo ducooyinka sharciga ah, 3- inay tahay luqad la fahmaayo oo lahayn erayo aan la fahmayn iyo khuraafaad.
-
- English - إنجليزي - English
- العربية - عربي - Arabic
- español - إسباني - Spanish
- português - برتغالي - Portuguese
- Français - فرنسي - French
- Русский - روسي - Russian
- اردو - أردو - Urdu
- Deutsch - ألماني - German
- Shqip - ألباني - Albanian
- বাংলা - بنغالي - Bengali
- ဗမာ - بورمي - Burmese
- bosanski - بوسني - Bosnian
- தமிழ் - تاميلي - Tamil
- ไทย - تايلندي - Thai
- සිංහල - سنهالي - Sinhala
- Kiswahili - سواحيلي - Swahili
- svenska - سويدي - Swedish
- Tiếng Việt - فيتنامي - Vietnamese
- മലയാളം - مليالم - Malayalam
- हिन्दी - هندي - Hindi
- Hausa - هوسا - Hausa
- Èdè Yorùbá - يوربا - Yoruba
- فارسی - فارسي - Persian
- Türkçe - تركي - Turkish
- 中文 - صيني - Chinese
- Bahasa Indonesia - إندونيسي - Indonesian
- Wikang Tagalog - فلبيني تجالوج - Tagalog
- پښتو - بشتو - Pashto
- አማርኛ - أمهري - Amharic
- ئۇيغۇرچە - أيغوري - Uyghur
- తెలుగు - تلقو - Telugu
- 日本語 - ياباني - Japanese
- Kurdî - كردي - Kurdish
- Nederlands - هولندي - Dutch
- čeština - تشيكي - Czech
- ગુજરાતી - غوجاراتية
- অসমীয়া - آسامي - Assamese
- azərbaycanca - أذري - Azerbaijani
- Ўзбек - أوزبكي - Uzbek
- български - بلغاري - Bulgarian
- română - روماني - Romanian
- Soomaali - صومالي - Somali
- тоҷикӣ - طاجيكي - Tajik
- Pulaar - فولاني - Fula
- magyar - هنجاري مجري - Hungarian
- ελληνικά - يوناني - Greek
- Кыргызча - قرغيزي - Кyrgyz
- नेपाली - نيبالي - Nepali
- italiano - إيطالي - Italian
- українська - أوكراني - Ukrainian
- afaan oromoo - أورومو - Oromoo
- ಕನ್ನಡ - كنادي - Kannada
- lietuvių - ليتواني - Lithuanian
- Malagasy - ملاغاشي - Malagasy
- Wollof - ولوف - Wolof
- Српски - صربي - Serbian
- Kinyarwanda - كينيارواندا - Kinyarwanda
- Akan - أكاني - Akan
- Mõõré - موري - Mõõré
- فارسی دری - دري