- Waa xaaraan hadalka: "wuxuu Ilaahay ogolaado ee adna aad ogolaato", iyo Ereyada la midka ah kuwaasoo laga fahmayo in Ilaahay wax lagu lamaaninaanyo, sida adeegsiga xarafka waaw, oo macnihiisu yahay (iyo), waayo hadalka noocaas ahi waa shirkiga ereyada iyo hadalka.
- Wuu banaan yahay hadalka: '' waxa Ilaahay ogolaado ka dibna aad ogolaato'', iyo ereyada u eg ee Ilaahay lagu larayo ereyga lagu dhawaaqi '' suma'', waayo ereygani macnihii laga cararayey ma laha.
- Ilaahay waxaa loo sugay Mashii`ada, Adoonkana waxaa loo sugay Mashii`ada, laakiin Mashii`ada addoonku tan Ilaahay ayey raacsan tahay, oo ma yeelan karo Mashii`ad tan Ilaahay ka madax banaan.
- Waxaa reeban in khalqiga lala wadaajiyo Mashii`ada Ilaahay ereyba ha ahaatee.
- Hadii uu rumaysan yahay qofka erayga oronaya in Mashii`ada adoonku la mid tahay Mashii`ada Ilaahay oo ay la siman yahay si guud ahaaneed, ama uu rumeeyo in adoonku leeyahay Mashii`a gaara oo tan Ilaahay ka baxsan, hadiise uu rumeeyo in Mashii`ada adoonku inay tan Ilaahay ka hoosayso, waa shiri yar.
-
- English - إنجليزي - English
- العربية - عربي - Arabic
- español - إسباني - Spanish
- português - برتغالي - Portuguese
- Français - فرنسي - French
- Русский - روسي - Russian
- اردو - أردو - Urdu
- Deutsch - ألماني - German
- Shqip - ألباني - Albanian
- বাংলা - بنغالي - Bengali
- ဗမာ - بورمي - Burmese
- bosanski - بوسني - Bosnian
- தமிழ் - تاميلي - Tamil
- ไทย - تايلندي - Thai
- සිංහල - سنهالي - Sinhala
- Kiswahili - سواحيلي - Swahili
- svenska - سويدي - Swedish
- Tiếng Việt - فيتنامي - Vietnamese
- മലയാളം - مليالم - Malayalam
- हिन्दी - هندي - Hindi
- Hausa - هوسا - Hausa
- Èdè Yorùbá - يوربا - Yoruba
- فارسی - فارسي - Persian
- Türkçe - تركي - Turkish
- 中文 - صيني - Chinese
- Bahasa Indonesia - إندونيسي - Indonesian
- Wikang Tagalog - فلبيني تجالوج - Tagalog
- پښتو - بشتو - Pashto
- አማርኛ - أمهري - Amharic
- ئۇيغۇرچە - أيغوري - Uyghur
- తెలుగు - تلقو - Telugu
- 日本語 - ياباني - Japanese
- Kurdî - كردي - Kurdish
- Nederlands - هولندي - Dutch
- čeština - تشيكي - Czech
- ગુજરાતી - غوجاراتية
- অসমীয়া - آسامي - Assamese
- azərbaycanca - أذري - Azerbaijani
- Ўзбек - أوزبكي - Uzbek
- български - بلغاري - Bulgarian
- română - روماني - Romanian
- Soomaali - صومالي - Somali
- тоҷикӣ - طاجيكي - Tajik
- Pulaar - فولاني - Fula
- magyar - هنجاري مجري - Hungarian
- ελληνικά - يوناني - Greek
- Кыргызча - قرغيزي - Кyrgyz
- नेपाली - نيبالي - Nepali
- italiano - إيطالي - Italian
- українська - أوكراني - Ukrainian
- afaan oromoo - أورومو - Oromoo
- ಕನ್ನಡ - كنادي - Kannada
- lietuvių - ليتواني - Lithuanian
- Malagasy - ملاغاشي - Malagasy
- Wollof - ولوف - Wolof
- Српски - صربي - Serbian
- Kinyarwanda - كينيارواندا - Kinyarwanda
- Akan - أكاني - Akan
- Mõõré - موري - Mõõré
- فارسی دری - دري