Waxa ugu horeeya ee dadka loo kala xukumaayo maalinta qiyaamaha waa dhiiga

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Cabdullaahi Binu Mascuud- Allaha ka raali ahaadee- wuxuu yiri: Rasuulka Ilaahay- naxariis iyo nabadi korkiis ha ahaatee-ayaa yiri: "Waxa ugu horeeya ee dadka loo kala xukumaayo maalinta qiyaamaha waa dhiiga".
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari and Muslim. This is the wording of Muslim

Sharaxaad

Nabigu-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-wuxuu sheegay waxa ugu horeeya ee loo kala xukumayo dadka is dulmayey maalinta qiyaamaha waa: dhiiga, sida dilka iyo dhaawacyada.

Benefits from the Hadith

  1. Dhiiga arinkiisu waa wayn yahay, bilaabidu waxay noqon shayga ugu muhimsan.
  2. Dambiyadu waxay u kala daran yihiin kolba fasahaadka ka dhalanaya sida uu yahay, nafta aan waxba gaysan oo la dilaana waa dambiyada ugu waawayn, wax ka wayna ma jiraan gaalnimada iyo in Ilaahay loo shariig yeelo mooyee.

Categories

Successfully sent!