- Caddaynta xaqa Ilaahay kuwaajibiyey addoomadiisa, kaaso ah iney caabudaan oo aanay cidna ugu shariig yeelin.
- Caddaynta xaqa addoomadu Ilaahay ku leeyihiin, kaaso Ilaahey fadligiisa iyo nicmadiisa isugu waajibiyey, kaaso ah inuu janada geliyo oo aanu cadaabin.
- Xaddiiska waxaa ku jira bishaaro weyn oo ay leeyihiin muwaxidiinta aan ilaahay cibaadadiisa cidna la wadaajin, bishaaradaas oo ah inay janada galayaan.
- Mucaad wuxuu xadiiskaan sheegay intuusan dhiman, wuxuuna ka cabsi qabey inuu ku dhoco danbiga qarinta cilmiga.
- Waxaa lagu baraarujinayaa inaan dadka qaar loo sheegin Axaadiista qaarkeed, cabsi laga qabo inay fahmi waayaan macnaha xadiiska, waana Axaadiista aanay ku sugnayn wax camal fal ah ama aysan ku sugnayn xad xuduudda shareecada ka mida.
- Dadka muwaxidiinta ah kuwooda caasiyada ah waxay hoos joogaan ilaahay mashii`adiisa, haduu doono wuu cadaabin haduu doonana wuu u dambi dhaafin, ka dibna waxay ku danbaynayaan janada.
-
- English - إنجليزي - English
- العربية - عربي - Arabic
- español - إسباني - Spanish
- português - برتغالي - Portuguese
- Français - فرنسي - French
- Русский - روسي - Russian
- اردو - أردو - Urdu
- Deutsch - ألماني - German
- Shqip - ألباني - Albanian
- বাংলা - بنغالي - Bengali
- ဗမာ - بورمي - Burmese
- bosanski - بوسني - Bosnian
- தமிழ் - تاميلي - Tamil
- ไทย - تايلندي - Thai
- සිංහල - سنهالي - Sinhala
- Kiswahili - سواحيلي - Swahili
- svenska - سويدي - Swedish
- Tiếng Việt - فيتنامي - Vietnamese
- മലയാളം - مليالم - Malayalam
- हिन्दी - هندي - Hindi
- Hausa - هوسا - Hausa
- Èdè Yorùbá - يوربا - Yoruba
- فارسی - فارسي - Persian
- Türkçe - تركي - Turkish
- 中文 - صيني - Chinese
- Bahasa Indonesia - إندونيسي - Indonesian
- Wikang Tagalog - فلبيني تجالوج - Tagalog
- پښتو - بشتو - Pashto
- አማርኛ - أمهري - Amharic
- ئۇيغۇرچە - أيغوري - Uyghur
- తెలుగు - تلقو - Telugu
- 日本語 - ياباني - Japanese
- Kurdî - كردي - Kurdish
- Nederlands - هولندي - Dutch
- čeština - تشيكي - Czech
- ગુજરાતી - غوجاراتية
- অসমীয়া - آسامي - Assamese
- azərbaycanca - أذري - Azerbaijani
- Ўзбек - أوزبكي - Uzbek
- български - بلغاري - Bulgarian
- română - روماني - Romanian
- Soomaali - صومالي - Somali
- тоҷикӣ - طاجيكي - Tajik
- Pulaar - فولاني - Fula
- magyar - هنجاري مجري - Hungarian
- ελληνικά - يوناني - Greek
- Кыргызча - قرغيزي - Кyrgyz
- नेपाली - نيبالي - Nepali
- italiano - إيطالي - Italian
- українська - أوكراني - Ukrainian
- afaan oromoo - أورومو - Oromoo
- ಕನ್ನಡ - كنادي - Kannada
- lietuvių - ليتواني - Lithuanian
- Malagasy - ملاغاشي - Malagasy
- Wollof - ولوف - Wolof
- Српски - صربي - Serbian
- Kinyarwanda - كينيارواندا - Kinyarwanda
- Akan - أكاني - Akan
- Mõõré - موري - Mõõré
- فارسی دری - دري