- Xaddiiskani waxuu sal uyahay caddaynta kaalimaha xumaanta lagu baddalo ee lagu tir-tiro.
- Arintu waa talen taali iyo talaabo talaabomarkey tahay ka reebida dadka xumaanta, qofkatana waxey ku xidhan tahay awoodiisa inta ay gaadh siisan tahay.
- Xumaha oo la reebo waa wax aad uweyn xagga diinta qofna lagama dhaafin, oo qof waloo muslim ah waxaa saaran inuu layimaaddo karaan kiisa iyo aqoontiisa.
- Wanaagga oo la is faro iyo xumaha oo la iska reebo waa tilmaamaha iimaanka (rumeynta Alle), iimaankuna wuu siyaadaa/kordhaa wuuna is dhimaa/naaqusaa.
- Waxaa loo shardiyaa in xumaha lareebo: aqoon in loo leeyahay waxa lareebayaa inuu xun yahay.
- Waxaa shardi u ah badalida munkarka: in aaney ka dhalaneyn munkar kaloo ka weyn.
- munkarka in la reebo waxay leedahay aadaab ay haboon tahay in qofka muslim ka ahi barto.
- munkarka in la reebo wuxuu u baahan yahay siyaasad sharciya iyo cilmi iyo aragti dheer.
- munkarka inaan qalbiga laga nicin waxay tusaysaa daciifnimada iimaanka.
-
- English - إنجليزي - English
- العربية - عربي - Arabic
- español - إسباني - Spanish
- português - برتغالي - Portuguese
- Français - فرنسي - French
- Русский - روسي - Russian
- اردو - أردو - Urdu
- Deutsch - ألماني - German
- Shqip - ألباني - Albanian
- বাংলা - بنغالي - Bengali
- ဗမာ - بورمي - Burmese
- bosanski - بوسني - Bosnian
- தமிழ் - تاميلي - Tamil
- ไทย - تايلندي - Thai
- සිංහල - سنهالي - Sinhala
- Kiswahili - سواحيلي - Swahili
- svenska - سويدي - Swedish
- Tiếng Việt - فيتنامي - Vietnamese
- മലയാളം - مليالم - Malayalam
- हिन्दी - هندي - Hindi
- Hausa - هوسا - Hausa
- Èdè Yorùbá - يوربا - Yoruba
- فارسی - فارسي - Persian
- Türkçe - تركي - Turkish
- 中文 - صيني - Chinese
- Bahasa Indonesia - إندونيسي - Indonesian
- Wikang Tagalog - فلبيني تجالوج - Tagalog
- پښتو - بشتو - Pashto
- አማርኛ - أمهري - Amharic
- ئۇيغۇرچە - أيغوري - Uyghur
- తెలుగు - تلقو - Telugu
- 日本語 - ياباني - Japanese
- Kurdî - كردي - Kurdish
- Nederlands - هولندي - Dutch
- čeština - تشيكي - Czech
- ગુજરાતી - غوجاراتية
- অসমীয়া - آسامي - Assamese
- azərbaycanca - أذري - Azerbaijani
- Ўзбек - أوزبكي - Uzbek
- български - بلغاري - Bulgarian
- română - روماني - Romanian
- Soomaali - صومالي - Somali
- тоҷикӣ - طاجيكي - Tajik
- Pulaar - فولاني - Fula
- magyar - هنجاري مجري - Hungarian
- ελληνικά - يوناني - Greek
- Кыргызча - قرغيزي - Кyrgyz
- नेपाली - نيبالي - Nepali
- italiano - إيطالي - Italian
- українська - أوكراني - Ukrainian
- afaan oromoo - أورومو - Oromoo
- ಕನ್ನಡ - كنادي - Kannada
- lietuvių - ليتواني - Lithuanian
- Malagasy - ملاغاشي - Malagasy
- Wollof - ولوف - Wolof
- Српски - صربي - Serbian
- Kinyarwanda - كينيارواندا - Kinyarwanda
- Akan - أكاني - Akan
- Mõõré - موري - Mõõré
- فارسی دری - دري