Qofkii Ilaahay khayr la doono wuu dhibaa.

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay scw wuxuu yiri: "Qofkii Ilaahay khayr la doono wuu dhibaa. "
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari

Sharaxaad

Nabigu scw wuxuu sheegay in Illaahay haduu la doono khayr qof adoomadiisa mu'uminiinta ah, wuxuu itaxaan kaga rido xaga naftooda, maalkooda, ehelkooda, mumniintu waxay ka helayaan arinkaa inay Ilaahay magan galaan oo baryaan iyo in loo danbi dhaafo darajadoodana kor loo qaado.

Benefits from the Hadith

  1. Qofka mu'uminka ah waxaa lagu itaxaamaa balaayo kala duwan.
  2. itaxaanka mu'uminku marayo wuxuu calaamad u noqon karaa in Ilaahay jecel yahay adoonkiisa, oo darajadiisa kor u qaado, oo maqaamkiisa kor u qaado, dambigiisana dhaafo.
  3. Waxaa la isku boorinayaa marka masiibo dhacdo in la sabro oo aan la argagixin.

Categories

Successfully sent!