Ilaahay wuu caroodaa, mu'uminkuna wuu caroodaa, carada Ilaahey waa inuu mu'uminku la yimaado wax Ilaahay ka xarimay

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Abii Hureyra-Allaha ka raali ahaadee-wuxuu yiri: Rasuulka Alle-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-wuxuu yiri: "Ilaahay wuu caroodaa, mu'uminkuna wuu caroodaa, carada Ilaahey waa inuu mu'uminku la yimaado wax Ilaahay ka xarimay".
Sahih/Authentic. - Al-Bukhari and Muslim

Sharaxaad

Nabigu wuxuu sheegay-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-in uu Ilaahay Qiiroodo oo caroodo oo karaahsado, sida mu'uminkuba u qiiroodo oo u caroodo oo u karaahsado, sababta Ilaahay u caroodana, waa in mu'uminku la yimaaddo waxa Ilaahay ka xarimay ee xumaan ah, sida sinada, liwaadka, tuugonimada, khamri cabida iyo xumaanta kale.

Benefits from the Hadith

  1. Waxaa laga digayaa carada Ilaahay iyo ciqaabtiisa hadii lagu dhaco wuxuu xarimay.

Categories

Successfully sent!