Nabigu scw ma uu aqoon sida loo kala jaro suuraha ilaa ay ku soo dagtay aayada bisinku {بسم الله الرحمن الرحيم }

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Ibnu Cabbas Allaha ka raali ahaado isaga iyo aabihiye waxaa laga wariyey inuu yiri: Nabigu scw ma uu aqoon sida loo kala jaro suuraha ilaa ay ku soo dagtay aayada bisinku {بسم الله الرحمن الرحيم }.
Xadiis Saxiix ah. - Waxa wariyay Abuu Daa'uud.

Sharaxaad

ibnu Cabbaas wuxuu cadeeyey in Qur'aanku ku soo dagaayey Rasuulka naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaate isaguna aanu aqoon sida loo kala jaro iyo dhamaadka suurada, ilaa uu ku soo dagay bisinku oo uu ogaado in suuradii hore dhamaatay, oo ay suurad cusub bilaabatay.

Benefits from the Hadith

  1. Bisinka waxaa lagu kala saaraa suuradaha, suurada Al anfaal iyo tawba maahee.

Categories

Successfully sent!