Nabigu scw wuxuu ahaa mid Ilaahay xusa xaalad walba oo uu ku jiro

Scan the qr code to link to this page

Xadiis
Sharaxaad
View Translations
Benefits from the Hadith
Categories
dheeraad/kordhin
Caa'isha Allaha ka raali ahaade waxay tiri: Nabigu scw wuxuu ahaa mid Ilaahay xusa xaalad walba oo uu ku jiro.
Xadiis Saxiix ah. -

Sharaxaad

Caa'isha waxay sheegtay Allaha ka raali ahaad inuu Nabigu scw ahaa mid aad ugu dadaala xuska Ilaahay, oo xusa Ilaahay goor kasta, meel kasta, xaalad walba.

Benefits from the Hadith

  1. Looma shardiyo xuska Ilaahay inuu qofku ka dahaaro qabo Xadaska yar iyo Xadaska wayn midna.
  2. Nabigu scw wuxuu joogtayn jiray xuska Ilaahay.
  3. Waxaa lagu boorinayaa dadka inay badsadaan xuska Ilaahay xaalad kasta, taasoo looga dayanaayo Nabiga scw, marka laga reebo xaaladaha aan la ogolayn xuska Ilaahay, sida waqtiga xaajo gudashada.

Categories

Successfully sent!